Mid ka mid ah Masuuliyiintii ku dhaawacmay qaraxii G/Banaadir oo geeriyooday

Waxaa goor dhow  ku geeriyooday Isbitaalka Digfeer ee Magaalada Muqdisho Agaasimihii Xafiiska Xoghaya guud ee Gobolka Banaadir  Maxamed Cabdalla Caaqil oo ka mid ahaa Masuuliyiintii ku dhaawacmay qaraxii maalmo ka hor ka dhacay aqalka dowlada hoose ee Muqdisho. Xaaladda Caaqilka ayaa aad u liidatay, Ogsijiin ayaa ku xirnaa taasoo sababtay in laga reebo dayuuradii dhaawacyada … Continue reading Mid ka mid ah Masuuliyiintii ku dhaawacmay qaraxii G/Banaadir oo geeriyooday